mudooyinkii udanbeeyay waxa hadal hayn la galiyay tayada daafaca abid ugu qaalisan daafacyada soo maray aduunka harry maguire
kaas oo ay manchester united kala soo saxeexatay sanadkii 2019 leicter city adduun kacageed oo dhan 80 million
dad badan ayaa bilawgiiba shaki galiyay awooda daafac ee 29 jirkaan reer ingiriis kuna sheegay inaanu ahayn mid qiime ahaan uqalma lacagta ay kula soo saxeexatay manchester united
mudo kadib waxaa soo shaac baxaya aragtiyaha ay dadkaasi ka qabeen harry maguire isagoo oo kujira qaab ciyaareedkiisi ugu liitay intii uu kasoo muuqanayay shhashadaha amabase uciyaarista kooxaha waawayn
hadaba aragti midaas ka duwan waxaa qaba Gary Pallister kaas oo u arka Harry maguire inuu yahay hogaamiyaha kali ah ee kujira manchester united ee leh qaab hogaamin dabiici ah oo ku maamuli karo qolka labiska kooxda
hadaladiisa waxa kamid ahaa
hadaladiisa waxa kamid ahaa
" sinaba inadhaha ugama qarsan karno in Harry uu ku jiro qaab ciyaareed liita lkn waxa uu umuuqday mid is badal sameeyay ciyaartii tottenham''
'' waxay umuuqatay in goolka uu iska dhaliyay xili xun yimid laakiin taas waxay ku dhacdaa kuwa ugu wanaagsan''
midaas oo u muuqata cudur daar uu ugu cudur daarayo khaladkii uu captainka man united sameeyay ciyaartii ugu danbaysay ee ay la dheelaan kooxda tottenham inkasta oo guushu xagooda ahayd hadana ma u ahayn ficil uwanaagsanaa kooxda in uu sameeyo sidaas